Ciidanka Milatariga Soomaaliya in Lagu Wareejiyey Shirkad Carab Ah yaa ka Dambeeyo!!

Reading Time: < 1 minute

Ciidamada Xogga dalka Soomaaliya waxaa loo gacan galiyay shirkad Ajnabi ah taasi oo ay si toos ah uga amar qaadan doonan,

Taliyaha Ciidamada Xoogga ayaa Qiray in Shirkadda SKA lagu wareejiyay Ciidamada qalabka sida islamarkaana ay Howl- walbo oo ciidanka ah iyaddu qaban doonto

https://youtu.be/ab1aQ1nNjlk

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!