Wararka ka imanaya Magaalada Muqdisho aya shegaya in Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xooga Dlaka ay saakay isku dayeen in Xerada Jeneraal Gordan oo fadhiisin u ah Ciidanka Imaaradka uu tababaray ee Muqdisho ay weerar ku qadeen.
Ciidankan oo aha kuwa Milatari aha aya isku dayay in Gaadiid iyo Agab Milatari oo ciidankan ay horay ugu deeqeen Dowlada Imaaraadka in ay Xoog ku baxaan.
Xeradan oo Fadhiisin u ah Guutada Daljir aya ku guleystay is difaacid ay kala hortagaan Ciidankii soo weeraray ee doonayay in ay la baxan Gaadiidkii iyo Hubkii halkaaasi ugu keedsana ee Logu tala galay ciidankaasi.
Qasaaro kala duwan aya ka dhashay weerarkasi ay soo qaadeeyn Ciidan Ka Amar Qaata Abaandule Cabdiweli Jaamac Xuseen ‘Gorad iyado tiro arday oo dhigata Jaamacad ay ku geeriyoodeen.
Wararka aya shegaya in weli ay taagan atahay Xiisada Dagaal ee ka dhex taagan ciidanka Milatariga ah iyo Ciidanka Ku Sugan Xerada Jeneraal Gordan ee Imadaku uu tababaray xili ay doonayan Milatariga in ay agabka xeradaasi ay laa wareegaan.