Wararka ka imaanaya deegaanada ay ka socdaan mudaharaadyada ayaa sheegaya in hadda afar qof oo ka mid banaanbaxayaasha la dilay, Ciidanka dowlada ayaa rasaas ku furtay dadkaas.
Dilka ayaa ka dhacay Tarabuunka iyo iska hoowlwadaag.
wixii soo kordha gadaal ayaan idinkaaga soo sheegi doonaaa.
Toos u daawo mudaharaadka: