Ciidanka Dowlada oo Qof Shacab Ah Ku Toogtay Magaalada Muqdisho

Reading Time: < 1 minute

Wararka ianaga soo garaya Magalada Muqdisho aya shegaya in Rag ku labisnaa dareeska Ciidamda Dowladda ay qof Shacab ah ku dileyn Beerta jaadka ee degmada Hodan Gobolkaan Banaadir.

Wararka ayaa sheegaya in raggaas oo watay AK47 ay toogteen Qof Shacab ah oo ka ganac sanayay Mobelada Celiska ah,isla markaana dilka kadib ay goobta ka baxsadeen.

Macada sababta ninkaasi loo beegsaday iyo cidda ka dambeysa dilkiisa,waxana goobta gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa dowaldda kuwaas oo meydka Ninka halkaasi ka qaaday.

Majirto cid loo qabtay dilkaas iyo waliba cid sirasmi ah loogu tuhmayo,waxaana uu qeyb ka yahay dilalka marwalba ka dhacay Gudaha Magalada Caasimadda ah ee Muqdisho.