Sida ay sheegayaan warar hi dhac ah oo ka imaanaya magaalada Laascanood, waxa maanta halkaas ka dhacay dagaal qaraar oo u dhameeyay Ciidanka beesha Dhulbahante oo dhinac ah iyo ciidan kale oo u hogaaminayo Taliye Mahad Cambaashe.
Warka ayaa intaa ku daraya in Ciidanka beesha Dhulbahante ay la wareegeen taliskii Mahad Cabaashe ee guulwadayaasha.
Ciidamada beesha Dhulbahante ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigeen kaare iyo baabuur kale oo markii hore uu gacanta ku hayey Mahad Canbaashe