Ciidanka DFS oo isgoyska Jubba, Muqdisho ku dilay darawal Mooto Bajaaj

Reading Time: < 1 minute
Sida ay sheegyaan wararka ka imaanaya wada dheer ee loo yaqaano Jubba ee bartamaha magalaada Muqdisho ayaa Ciidanka dowladda federaalka ee ku sugnaa   Isgoyska Juba waxa ay halkaas ku dileen wiil dhalinyaro ah oo ahaa  darawal Mooto Bajaaj.
Dilka ka dib ayaa waxaa halkaas ka bilaawday banaanbax balaaran oo ay sameeynayaan dad  ka araysan dilkaaas. Shalay ayaa ay ahayd markii  si arxan daran loogu dilay isgoyska zoobe Darawal Mooto Bajaaj.