Ciidanka Badda Somaliland oo soo bandhigay diyaarad Drone-Mareykanka-leeyahay

Reading Time: < 1 minute

Ciidanka Ilalaada Badda ee Somaliland, gaar ahaan  Saldhiga labaad ee Ciidanka Ilaalada Badda  ee deegaanka  Seylac ayaa la sheegayaa inay ku guulaystay inay soo bandhigaan haraaga burburka  diyaarad (Drone) oo uu leeyahay Ciidanka Badda ee dlaka Maraynkanka,

Somaliland ayaa sheegtay in Drone oo ku dhacday xeebaha Seylac 15 bishan aynu ku jirn.  Ciidanka Somaliland ayaa soo saareen burburka iyo hadhaagii diyaaradii ku burburtay maanta oo ay taariikhdu tahay 18 bisha November 2023-ka. Ma jiro warar dheeraad oo la xiriira  burburka diyaarada oo ciidana Somaliland heleen.