Ciidan Military ah oo dhibaato xoogan ku haya dadka degan Balcad iyo Jowhar inta u dhaxeeysa!!

Reading Time: < 1 minute

Wararka nagasoo gaaraya gobolka sh/dhexe gaar ahaan deegaano u dhaw balcad ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi dhibaato xoogan loogu geeysanaayo dadka shacabka ah,waxaana ay ciidamada dowlada kala kulmaan jirdil joogto ah.

Ciidamada oo mararka qaar sameeyo howlgal ay Shabaab ku raadinayaan ayaa waxaa ay la kulmaan shacab xoolo dhaqato ah,kuwaasi oo ay cadaadis xoogan saaraan.

Qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa waxaa ay Inoo sheegeen in ay dhibaat xoogan ku qabaan ciidamadaani.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!