Ciidan Ay Wataan Kheyre Iyo Fahad Yasiin oo Muqdisho Lagu Warejinaayo +Qorshaha Laga Leyahay

Reading Time: < 1 minute

Ilo ka tirsan Madaxtoyada Soomaaliya oo an la hadalnay aya Muqdisho.Online u shegay in Agaasimaha Madaxtoyada Soomaaliya uu Qorsheynaayo in uu gabi ahanba la wareego Magaalada Muqdisho.

Waxa ay shegeen in Fahad Yasiin uu Masuul an la magacabin uu ka yahay Ciidan la qorsheynaayo in lagu soo daadiyo Magalada Muqdisho kuwaasi oo la filayo in dhawan Muqdisho ay so buux dhaafiyaan.

Ciidankan aya sida ay ino shegeyn waxa wata Fahad Yasin waxa ayna shegeyn in Cidankaasi ay loo qorsheyay in ay Muqdisho ku dhibateyaan Shaqsiyaadka ka aragtida duwan Kheyre iyo Fahad Yasiin,Farmaajo.

Kooxda Qiyaano Qaran aya isku dayeeysa in ay gabi ahanba dhibateyso dadka fikirkooda kuso bandhiga Baraha Bulshada iyo Shaqsiyadka sameyta leh ee Mucarada Sida Siyaasiyiinta iyo Xildhibanada Dhaliila Shaqooyinkooda.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!