Wararka aynu ka heleeyno Isgooyska Siinaay ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi ay ka dhacday israsaaseeyn culus oo dhex-martay ciidamo Boolis ah oo ku sugnaa bar koontarool iyo Ilaalada Madaxa Premier Bank qeeybta Suuq-Bacaad.
Ducaale ayeey wararku sheegayaan in dhaawac uu soo gaaray sidoo kale askarta ayaa waxaa soo gaaray qasaaro leh dhimasho iyo dhaawac.