Ciidamo ka Tirsan Dowlada oo Dagaal Xoogan uu ku Dhex Marayo Gudaha Magaalada Muqdisho

Reading Time: < 1 minute

Wararka naga so garayo magaalada Muqdisho aya shegaya in dagaal xoogan uu dhex maray ciidamo ka tirsan Dowlada oo ku dagaalamay Magalada Muqdisho.

Dagaalka aya la shegay in uu si gaar ah kaga socdo Xerada Saban-saban ee agagaarka deegaanka Haanta Dheer ee magaalada Muqdisho.

Ciidamada dagaalamaya ayaa la sheegay iney u dagalamayan qaab qabiil , maadama ay kala taabacsan yihiin beelo walaala ah oo ku wada dhaqan xaafado katirsan degmooyinka gobalka banaadir.

Ilaa iminka lama xaqiijin khasaaraha ka dhashay dagaalka u dhaxeeya ciidamada dowladda ee u dagaalamaya qaab qabiil, ilaa iminkana lama oga sababta rasmiga ee ka danbeeysa dagaalka.

Inta badan ciidamada dowlada aya ku dagalamo gudaha ,magaalada muqdisho iyago intoda badan isku dagaala qaab qabiil.