Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Itoobiya qarax lagu weeraray ayaga oo maraya deegaan ka tirsan Gobolka Hiiraan
Ciidankaan ayaa lagu weeraray deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan. Ma aha markii u horeeysay oo ciidamada Itoobiya lagu weeraray deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan, horay ayaa dhowr mar lagu weeraray.
Ciidankaan ayaa Qaraxa lagula eegtay Ciidamada Itoobiya,waxaana uu ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ah.
Qaraxa ayaa kagu Waramayaa in au ka dhashee khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
War qoraal ah oo lagu faafiyay baraha Al-shabaab ay ku leeyihiin Internet-ka ayaa ay ku sheegteen Mas’uuliyada weerarkaas.