Muuqaal ay baahisay Dalsan TV ayaa lagu wareestay dhibane Talisooy Abdullahi oo 13 jir ah sida uu dhacay kufsiga ,
Dhibane Talisooy waxaay warbaahinta u sheegtay iyadoo kasoo baxday gurigeeda jidka loogalay kadibna lakufsaday loona sheegay hadii ay sheegtay in lagowrici doono,
Muqdisho Online ayaa hore u ogeed Kiiska dhacdadaan balse cadeemo aysan helin owgeed ma aysan soo bandhigin,
Taliyaha Ciidanka Lugta XDS oo ku beel ah Madaxweyne Farmaajo ayaa hogaaminayay CIIDANKII tacadigaas geestay,
Ma ahan markii ugu horeysay ay CXDS ay kufsi ugeestaan Dumarka Soomaaliyeed balse waxaa nasiib xumo ah in aan wax looqabanin 3 dii dumar ee sida arxan darada u kufsadeen ciidanka Taliyaha Lugta XDS.