Ciidamadii Muqadishu laga keenay aya laga yaabaa in dib loo celiyo. Gud. Mursal muxuu ku badashay?

Reading Time: < 1 minute

Wararka caawa ka imaanaya Magaalada Baydhabo ayaa shegayo in ay laga yaabo in Ciidamadii dhawaan la geeyay magaalada Baydhabo in dib loogu ciliyo magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Mohamed Mursal Sheekh Abdiraxamaan ayaa u muuqda mid ka dhaga adeegay fulintii  qorshahii RW Kheyre watay.

Hadii arintaan run noqoto ayaa dad badan waxa ay iswaydiinayaa  Gudoomiye Mursal oo lagu yaqaano dafiicnimo iyo u nuglaanshaga Laaluusha maxa uu uga badashay Kheyre?

Wixii arintaan ku soo kordha gadaal ayaan idinkaga soo sheegi doonaa.

 

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!