Ciidamada Saneey Cabdulle oo qeeybo ka mid ah Muqdisho la Wareegay?

Reading Time: < 1 minute
Dhaq dhaqaaqyo ciidan ayaa caawa ka jira qeybaha waqooyi ee magaalada Muqdisho, iyadoo lagu soo waramayo in ciidamo Milateri oo ka soo baxay difaacyada deegaano ka tirsan Shabeellaha Dhexe ay qaarkood gudaha u soo galeen magaalada, halka ciidamo kalena ku soo wajahan yihiin.
Sidoo kale dhinaca dowladda ayaa la sheegayaa inay iyagana dhaq dhaqaaqyo wadaan, waxaana xaalada caawa ee magaalada ay tahay mid ka duwan habeenadii la soo dhaafay