Home Wararka Ciidamada Itoobiya oo maanta dhaq dhaqaaqyo ka wada Gobolka Bakool

Ciidamada Itoobiya oo maanta dhaq dhaqaaqyo ka wada Gobolka Bakool

Reading Time: < 1 minute

Wararka naga soo gaarayo Gobolka Bakool ayaa shaageya in  ciidamada Itoobiya ka jooga Soomaaliya ay dhaqaaqyo Ciidan ay ka wadaan   Gobolka Bakool.

Waxaana wararka laga helayo Gobolka  ay sheegayaan in fariisin ay ka sameysteen Degmada Ceelbarde ee Gobolkaasi. Elbarde ayaa ah degmao ku xeendaanan xuduuda ku meel Gaarka ah ee Soomaaliya iyo Itoobiya.

Lama oga sababaha rasmiga ee ka dambeeya dhaq dhaqaaqyadan Ciidamada Itoobiya ay ka bilaabeen Gobolka Bakool, laaakiin warar hor dhac ayaa sheegaya in ciidankaas u sii gudbi doonaan degaano ku yaalo gudahada Soomaaliya.

Ma jiro weli wax hadal aha oo ka soo baxay madaxda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo ku aadan dhaq dhaqaaqyada Ciidamada Itoobiya ay ka wadaan deegaanda Maamulkaasi.

error: Sorry Lama ogola in aad daabacatid
%d bloggers like this: