Ciidamada Itoobiya oo dilal ka geystay dhulka Soomaalida

Reading Time: < 1 minute

Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya gaar ahaan  gobolka Doolo,  ciidamo ka tirsay ciidanka difaaca dalka Itoobiya ayaa ku jir dilay dhalinyaro Soomaali magalaada Wardheer ee gobolkaasi.

Sida la sheegayo Ciidamada Itoobiya ayaa dhaawac xoogan u geystaay ugaystey wiil dhalinyaro oo aan waxba galabsan siidi ee sheegen dadka degaanka.

Tacadiyada ay geeysteen ciidankaas ayaa cabasho xoogan uu ka muujiyay dadka degaanka, Waxaa gudaha magaalada laga dareemayaa hadallo Itoobiyan naceyb ah oo lagu dalbanayo in Itoobyaanka ay si deg deg ah oga soo jawaabaan ,dhacdadaasi maanta ay sameeyeen Ciidamadooda.