Waxaa maanta isugu soo baxay magaalada Muqadishu arday ka cabanaya go’aankii Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya. Ardayda ayaa dusha waxa ay dusha ka saareen fashilka dhacay Wasiirka Goodah Barre.
Ardayda oo si nabad ah u banaanbaxaysay ayaa Ciidamada Dowlada rasaas ku fureen , wali lama oga dhibka ka dhashay rasaastaas.
Halkaan ka daawo ardayda oo ka hadlaysa imtixaanaadkii la baajiyay: