Wadooyinka ugu mihiimsan mugdisho ayaa wali xiran mudo todobaad ah waxaana sabab looga dhigay in ay ku jirto xasalinta amniga guud
Iyadoona wararkii ugu dambeeyay ay sheegeyaan in wadooyinka xiran ee ugu muhiimsan mugdisho la keenay qalab lagu baareyo waxyaabaha qarxo taas oo ciidamada ka caawineyso inay ogadaan qarxayada
laga soo buuxsho gawaarida nooca raaxada oo inta badan ka dhaco magaalada caasimada ah ee mogdsiho
Xiritaanka wadooyinka mugdisho ayaa waxa uu kusoo aaday xili qaraxyo is daba jog ah ay ka dhaceen goobaha ugu muhiimsan dowllada somaalia.