Ciidamada Amaanka Soomaaliland oo Irdaha ulaabay TVga Horn Cable Xabsigana Dhigay Tifaftirihii TVga

Reading Time: < 1 minute

Xukuumada Soomaaliland ayaa waxa ay xiyaaraad saartay TVga Horn Cable Xaruntiisa Hargeysa Halka Xabsiga la dhigay Tifaftirihii TVga C.Qaadir Coday.

Xiyaraada TVga iyo xariga Tifaftiraha ayaa waxaa la xiriirinyaa wararka uu TVga laga baahiyay oo laxiriira Banaanbaxa looga soo horjeedo Xukuumada Soomaaliland ee uu hogaamiye Muuse Biixi Cabdi.

Maalmihii Dambe Xukuuda Soomaalilnd ayaa waxa ay dhibaato ku haysay saxaafada madaxa banaan ee ka howl gasha Deegaanada Soomaaliland mana jirto ilaa iyo hada wax wara oo kasoo baya Xukuumada Soomaaliland oo xarigaa la xiriira.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!