Ciidamada Amaanka Maamulka Puntland oo Sameeyay Howlgalo Lagu Xaqiijinayo Amniga

Reading Time: < 1 minute

Ciidmada maamulka Puntland ayaa howlgalo ay ku baadigoobayaan kooxda al shaabaab waxa ayka sameeyeen buuraha goolis

Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in ciidamada howlgalka intii ayka wadeen buuraha golis ineysan wax iska cabin ah kala kulmin al shaab ka kusugan buurahaasii

Hogaanka ciidmada howlgalka sameeyay ayaa shegay iney gacanta kusoo dhigeen intii ay howlgalada wadeen agab ciidaan oo isugu jiran qalab military agab cuntada lagu karsado iyo qalabyo kale

Saraakiisha ciidmada maamulka puntland waxa ay sheegeen in deegaano kale ay howlgalo ay kasoconayaan haatan laguna guda jiro sidii puntland deegaanadeeda looga xoreyn lahaa

Al shabaab ayaa deegan katirsan puntland kusugan iyagoo ka geeysta dilal qorsheysan iyo weeraro lo adeegsado qaraxyo

Sikastaba ha ahaatee majiro ilaa iyo haatan wax war ah oo ay al shabaab kaoo saartay sheegashada saraakiisha puntland ay ku sheegteen iney sameeyeen howlgalo lagu beegsaday kooxda al shabaab