Ciidamada Amaanka Degmada Yaaqshiid oo Toogtay Nin Hubeysnaa

Reading Time: < 1 minute

Warar soobaxaya ayaa sheegaya in xaafada suuq bacaad ee degmada yaaqshiid ay ciidamo ka tirsan dowladda ay halkaasi ku toogteen nin hubeysnaa

Dadka deegaanka ayaa inoo xaqiijiyay in ninka la dilay ayaa la sheegay inuu la socday rag isgooyska afarta jardiino ku dilay askari ka tirsanaa ciidamada amaanka

Ciidamada amaanka ee degmada yaaqshiid ayaa goobta uu dilka ka dhacay soogaaray iyagoo halkaasi kawada howlgalo ayku baadigoobayaan ragii kale ee dilka geystay