27 C
Mogadishu
Saturday, July 4, 2020

Dowladda Kenya oo shaacisay rag Kenyaan ah oo ku biiray ururka al shabaab

Dowladda Kenya ayaa shaacisay magacyada saddex ka mid ah Al-Shabaab oo ay sheegtay in ay hubeysan yihiin qatarna ku yihiin Muwaaddiniinta Kenyaanka ah. Magacyada raggan...

Xildhibaanada golaha shacabka oo si kulul u dhaliilay fashilka wasiir Beyle

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho. Kulanka oo uu shir guddoominaayay kusimaha guddoomiyaha Golaha...

Qarax xoogan oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Waxaa Maanta Xaafadda Suuqa Xoolaha dhanka Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir qarax lagula eegtay Ciidamo ka tirsan AMISOM. Qaraxaasi ayaa waxaa la sheegay in uu...

Ciidamada amaanka dalkaKenya oo lagu eedeeyay iney laaluush ka qaataan ururka al shabaab

Warbixin ay soo saartay Hay’adda Jimciyada Qurumaha ka dhaxeyso ayaa lagu sheegay in Booliska Kenya gaar ahaan kuwo joogo Magaalooyinka kaabiga ku haaya xuduuda...

Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay safiirka Mareykanka usoo magacaabaySoomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee Dowladda Mareykanka ay usoo magacawday Soomaaliya Mudane...

Dowladda Kenya oo shaacisay xubno Kenyaan ah oo ku biiray ururka al shabaab

Dowladda Kenya ayaa shaacisay magacyada saddex ka mid ah Al-Shabaab oo ay sheegtay in ay hubeysan yihiin qatarna ku yihiin Muwaaddiniinta Kenyaanka ah. Magacyada raggan...

Shir madaxeedka ururka midowga Afrika oo ka furmay dalka Itoobiya

Magalada Adis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya waxaa Maanta ka furmay shir Madaxeedka aan caadiga aheyn ee Ururka Midowga Afrika,waxaana Soomaaliya uga qeyb galaya...

siyaasi maamulka jubbaland u afduubaya xukuumada nabad iyo nolol

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dowladii KMG ah aheyd xillii Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad goboleedyada ka codsaday in si...

xildhibaanada baarlamaanka maamulka koonfur galbeed oo maanta ansixiyay gudiga qaban qaabada doorashada madaxweynaha maamulka...

Waxaa Maanta sirasmia ah loo dhameystiray Guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed,kuwaas oo dhawaan Xubno ka tirsanaa ay is casileen. Guddiag doorashada oo...

maamulka jubbaland oo soo bandhigay xubin sare oo katirsaneeyd ururka al shabaab

Maamulka Jubbaland ayaa Maanta degmada Afmadow ee Gobolka gobolka Jubbada Hoose waxa ay kusoo bandhigeen Nin ay sheegeen in uu ka tirsanaa Al-Shabaab,balse isku-soo...

Latest article

Dowladda Somalia Oo Hawada Ka Celisay Diyaarad Ka Degi Laheyd Hargeysa

Warar la helayo ayaa sheegaya in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay Hawada ka celisay Diyaarad siday qaad badan oo Maanta doonaysay in ay ka degto...

WHO Oo War Kasoo Saartay Dib U Furista Duullimaadyada Somalia

Ha’yadda Caafimaadka Adduunk (WHO) ayaa ugu baaqday Dowladaha Afrika inay taxaddar dheeraad ah muujiyaan xilli Dalal kala duwan oo ka tirsan Qaaraadda ay dib...

16,500 Arday oo u fariisatay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullahi Maxamed (Deni) ayaa maanta daah-furay Imtixaanadka Shahaadiga ee maamulkaasi. Puntland ayaa sheegtay in sanadkan ay Imtixaanka u fariisanayaa illaa 16,500...