Qoyska Marxuum Gen. Abshir Muuse oo Qeylo dhaan culus kasoo saaray Guri ay ka...
Qoyska Allaha u naxariistee Gen. Maxamed Abshir Muuse ayaa mar kale warbaahinta la hadlay iyadoo sheegay in Khariijo Maxmed Diiriye oo wasiir iyo xildhibaan...
Askari ka tirsan ciidamada Ilaalada canshuuraha oo lagu dilay Degmada Wadajir
Sida ay sheegayaan goobjoogayaal, waxaa degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ka dhacay dil toogasho ah. Dilakas ayaa waxaa ka soo baxaya warar dheeraad ah. Kooxo...
Iraan oo dil ugu hanjabtay Donald Trump
Hoggaamiyaha sare ee dalka Iraan, Ayatullah Cali Khamenei, ayaa bartiisa Twitter soo dhigay qoraal iyo sawir u muuqda mid ku baaqayo in la weeraro...
Xildhibaano hore oo lagu dhaawacay qarax ka dhacay Muqdisho
Dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qarax Miino oo Muqdisho lagula eegtay gaari ay saarnaayeen Xildhibaano hore Xuseen Caraale Cadaan iyo Muxudiin Xasan Afrax, ...
Madaxda Dowlad Goboleedyada oo kulan gaar ah yeelanaya
Kulan saacado badan qaataya ayay Madaxda Shanta Maamul goboleed ku yeesheen khadka taleefoonka, iyaga oo ka wada hadlay sidii xal looga gaari lahaa Arrimaha...
DFS oo lagala wareegay degmada Raaga Ceelle
Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe la wareegay gacan ku heenta deegaanka Raage-Ceelle oo ka tirsan gobolka Shabeelada Dhexe. Al-Shabaab ayaa maalmihii la...
189 qofood ayaa laga dilay argagaxisada Alshabaab
Ciidamada dowladda Uganda ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ee Soomaaliya ayaa shaaciyey inay dileen 189-xubnood oo ka tirsan ururka Al-Shabaab, kadib markii ay...
Maxaa kusoo kordhay wada hadalada usocda Madaxda Dowlada Goboleedyada
Warar ay heshay warbaahinta madaxa banaan ayaa sheegaya in madaxda dowlad goboleedyada dalka ay xalay ku wadahadleen khadka taleefanka, iyagoo isu soo dhowaansho ka...
Ciidamada Ethiopia oo kufsi ka geestay Gobolka Tigreey
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay heshay warar sheegaya in falal kufsi ah ay ka dhaceen deegaanada ay dagaaladu ka dhaceen ee gobolka Tigray. Wakilka gaarka...
Canada oo Soomaalida ku tilmaantay inaysan ahayn madow sax ah + Sababta
Mas’uuliyiinta hayada u adeegta bulshada Soomaalida oo ka dhisan magaalada Ottawa ee dalka Canada ayaa sheegay in ay la fajaceen go’aan ay waax ka...