Kenya oo tababaraysa shaqaalaha Dowlada FS & Bangiga Aduunka oo maalgalinaya

Waxaa asbuucyada soo socda ka bilaabanaya machadka weyna ee tababarka Shaqaalaha ee dowlada Kenya. Tababarkaan xoogan ayaa la siin doonaa  shaqaalaha rayidka ee  dowlada...

CXD oo soo bandhigay sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa ururka Al-shabaab.

Taliska ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 60-aad ee ka howlgala deegaanada maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa soo bandhigay Sarkaal la sheegay inuu...

Maxkamada Ciidanka oo xukun ku riday labo askari oo ka tirsan CXD

Maxkamad Ciidanka Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa labo askari oo ka tirsan ciidamada dawladda ku xukuntay min toban sanno oo xarig ciidan ah, kadib...

Ururka Jaamacadda Carabta oo taageeray go’aanka ICJ ee dacwada badda

Ururka Jaamacadda Carabta ayaa war ka soo saaray go’anki dhawaan maxkamadda ICJ ay ugu kala xukuntay badda Soomaaliya iyo Kenya. Dalalka ku mideysan Jaamacadda Carabta...

Uhuru oo sheegay in ciidanka Kenya gacan weyn ka geysteen xasilinta Soomaaliya

Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in weeradii argagaxisada ay ka geysan jireen soohdinta Somalia iyo Kenya uu si weyn hoos ugu dhacday...

Xarbi Cali Kullane oo la hadlay warbaahinta kana hadlay dilka uu geystay wiilkiisa

Aabaha ninka lagu tuhunsanyahay dilka Sir David Amess ayaa wargayska THE SUNDAY TIMES ee ka soo baxa dalka Ingiriiska u sheegay inuu aad uga...

Dabley hubaysan oo ka tirsan Al-shabaab oo weerartay saldhig ciidamada Puntland

Dabley hubaysan oo ka tirsan Al-shabaab, ayaa saaka weerar ku qaaday saldhig ciidamada difaaca dowladda Puntland ku leeyihiin tuulada Af-Urur oo ka tirsan Gobolka...

(Daawo) Warbaahinta Ingiriiska oo shaacisay magaca ninkii dilay MP. David Amess

War aay goordhow shaacisay warbaahinta Skye News ayaa lagu sheegay magaca shaqsigii Tooreyda ku dilay Xildhibaan ka tirsan Baarlabaanka Ingiriiska oo lagu magacaabo Sir...

Qarax ka dhacay Beledweyne & Masuuliyiin ku dhintay

Waxaa goor dhoweyd Qarax ka dhacay Saldhigga Booliska magaalada Beledweyne, kaasoo dhaliyey qasaare dhimasho iyo dhaawac leh. Wararkii ugu horeeyay ee qaraxa ayaa sheegaya inuu...

Qoor-Qoor iyo Odowaa oo u isticmaalaya dagaalka Ahlusunna diyaaradaha Darone Turkiga

Waxaa shalay lagu arkayay magalaada Guriceel diyaarada “Drones” ee aan cidna wadin oo ku dul heehaabaya magaalada Guriceel , gaar ahaan aagaga ay degan...

Terrorist investigation opened after British Conservative MP stabbed to death by Somali Muslim migrant

A Somali U.K. passport-holder who’s believed to have stabbed Conservative MP Sir David Amess to death on Friday in what has been declared a...

Ugandan troops feted with medals for contribution to peace and stability in Somalia

The African Union Mission in Somalia (AMISOM) has awarded medals and certificates to Ugandan soldiers for their contribution to the ongoing peace and stabilisation...

Somali-origin Suspect in British MP’s Murder Held Under Terrorism Act

The suspect arrested in England's Essex following the killing of British Conservative MP Sir David Amess has been named as Ali Harbi Ali, a...

ICJ verdict on maritime border a fresh test for often shaky Kenya-Somalia ties

The International Court of Justice on October 12 handed down a decision mostly upholding Somalia’s claims in a long-running maritime border dispute with Kenya....

David Amess MP: Arrested suspect is a British national of Somali heritage GB news...

GB News understands that a 25-year-old man who has been arrested on suspicion of murdering Sir David Amess MP is a British national with...
WP to LinkedIn Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
error: Sorry Lama ogola in aad daabacatid