Qarax xoogan oo ka dhacay magaalada Muqdisho
Waxaa Maanta Xaafadda Suuqa Xoolaha dhanka Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir qarax lagula eegtay Ciidamo ka tirsan AMISOM.
Qaraxaasi ayaa waxaa la sheegay in uu...
Ciidamada amaanka dalkaKenya oo lagu eedeeyay iney laaluush ka qaataan ururka al shabaab
Warbixin ay soo saartay Hay’adda Jimciyada Qurumaha ka dhaxeyso ayaa lagu sheegay in Booliska Kenya gaar ahaan kuwo joogo Magaalooyinka kaabiga ku haaya xuduuda...
Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay safiirka Mareykanka usoo magacaabaySoomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee Dowladda Mareykanka ay usoo magacawday Soomaaliya Mudane...
Dowladda Kenya oo shaacisay xubno Kenyaan ah oo ku biiray ururka al shabaab
Dowladda Kenya ayaa shaacisay magacyada saddex ka mid ah Al-Shabaab oo ay sheegtay in ay hubeysan yihiin qatarna ku yihiin Muwaaddiniinta Kenyaanka ah.
Magacyada raggan...
Shir madaxeedka ururka midowga Afrika oo ka furmay dalka Itoobiya
Magalada Adis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya waxaa Maanta ka furmay shir Madaxeedka aan caadiga aheyn ee Ururka Midowga Afrika,waxaana Soomaaliya uga qeyb galaya...
siyaasi maamulka jubbaland u afduubaya xukuumada nabad iyo nolol
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dowladii KMG ah aheyd xillii Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad goboleedyada ka codsaday in si...
xildhibaanada baarlamaanka maamulka koonfur galbeed oo maanta ansixiyay gudiga qaban qaabada doorashada madaxweynaha maamulka...
Waxaa Maanta sirasmia ah loo dhameystiray Guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed,kuwaas oo dhawaan Xubno ka tirsanaa ay is casileen.
Guddiag doorashada oo...
maamulka jubbaland oo soo bandhigay xubin sare oo katirsaneeyd ururka al shabaab
Maamulka Jubbaland ayaa Maanta degmada Afmadow ee Gobolka gobolka Jubbada Hoose waxa ay kusoo bandhigeen Nin ay sheegeen in uu ka tirsanaa Al-Shabaab,balse isku-soo...
Kheeyre iyo Farmaajo oo shir Adis-ababa ka dhacaayo markii 2-aad ka baaqanaayo (Ogoow sababta)
Mahdi Maxamed Guulleed (Khadar)  R/wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Ayaa maanta Magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya Uga qayb galaayo shirka madaxda Africa...
Maamulka degmada Balcad oo si kulul u eedeeyay madaxda Villa Soomaaliya
Maamulka Degmada Balcad ayaa ku eedeeyay dowladda dhexe ee Soomaaliya in sidii Al Shabaab oo kale ay ula dhaqanto shacabka degan degmada Balcad ee...