30 C
Mogadishu
Monday, October 26, 2020

Yaa ka danbeeyay in qunsulkii Dowladda Itoobiya u fadhiyay Somaliland looga yeero Adis Ababa...

Qaar ka mid ah Warbaahinta Geeska Afrika ayaa Saacaddihii lasoo dhaafay qoraayay in  Dowladda Federaalka ah ee Itoobiya Qunsulkii u joogay Somaliland dib ugu...

Wasiirka arrimaha gudaha Maamulka Hirshabeelle oo xil ka qaadis sameeyay

Wasiirka Arrimaha Gudaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa xilka ka qaaday gudoomiye ku xigeenkii Arrimaha Bulshadda gobolka Hiiraan Sheekh Cusmaan Xuseen Cali iyo...

Fadeexadii ka dhacday Roma iyo soo dhaweyntii MW Farmaajo oo dad badan..(Daawo)

MW Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafti uu hoggaaminaayo aya galabta booqasho ku yimid magaalada Roma ee dalkan Talyaaniga. MW Farmaajo ayaanan helin maamuus heer sare...

Maamulka gobolka Banaadir oo musuqay malaayin dollar iyo shaqsiyaad lacagtii gobolka dal-dasha

Guddiga Miisaaniyada, Maaliyada Qorsheynta iyo La xisaabtanka dowladda ee  Golaha Shacabka ayaa maanta soo saaray warbixin xasaasi ah oo musuq-maasuq xooggan ku eedeysay maamulka...

Dilal kala duwan oo caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo wararkii ugu dambeeyay

Labo ruux oo hubeysan ayaa degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir waxa ay caawa ku dileen Labbo qof oo mid uu ahaa shacab halka midka...

Qeeybo ka mid ah gobolka Mudug oo la duqeeyay iyo wararkii ugu dambeeyay

Wararka ka imaanaya deegaanka Maamiye oo u dhaxeeya Camaara iyo Caad ee degmada Xarardheere gobolka Mudug ayaa sheegaya in diyaarad dagaal ay halkaasi duqeyn...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo maanta daah furay mashaariic lagu horumarinayo Caasimada Dalka

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo daah furay Barnaamijka Horumarinta bilicda Caasimadda iyo shaqo abuurka Gobolka Banaadir ayaa...

Wasiir Beyle oo maanta shir gudoomiyay shir looga hadlayay cafinta deymaha Soomaaliya lagu leeyahay

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta guddoomiyeyay kullanka todobaad laha ah ee Barnaamijka geedi socodka deyn cafinta Soomaaliya ee SMP3. “Maanta...

deegaano hoostaga Gobolka Galgaduud oo maanta ay ku dagaalameen Ururka Al Shabaab iyo Ciidamada...

Dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidanka maamulka Galmudug iyo Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka socdaa degaanka Dhagaxyaale oo 50 KM u jira Magaalada Guriceel...

Amnini darada Magaalada Muqdisho qeeyb sabab ma u tahay isbadalka lagu sameeyo Saraakiisha Ciidamada

Isbadalka badan ee lagu sameeyo saraakiisha ciidamada iyo laamaha amaanka dowladda ayaa la sheegaa inuu xiriir la leeyahay xaaladaha amaanka ee magaalada Muqdisho. Dowladda uu...

Latest article

MW Farmaajo oo amray in xoog loogu wareejiyo dhul aysheegten Ilmo Mohamed Siyaad Bare

Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in saakay ciidamada dowlada Soomaaliya oo wata katarabiilo bur burin ku bilaabeen guryo...

Wafdi Xildhibaano ah oo gaaray Magalada Dhuusamareeb

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa gaaray wafdi Xildhibaano ah oo ka socday dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo halkaas lagu soo dhaweeyay. Wafdiga...

MW Dani oo ku wajahan Caasimada Ethiopia ee Adis Ababa

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa la filayaa in Maanta uu safar uga ambabaxo Magaalada Garoowe, isagoo kusii jeeda Magaalada Addis  Ababa...