24.6 C
Mogadishu
Friday, August 14, 2020

Waa sidee xalada goobihii ay Ururka Al Shabaab weerarada ka geysteen

Al Shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda weerar dhaawac loogu geystay guddoomiye ku xigeenkii Maxkamadda Sare ee gobolka Bari ee maamulka Puntland. Weerarka ayaa ka dhacay mid...

Xildhibaanada Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo shuruud adag ku xiray Doorashada Maamulkaasi

Qaar kamid ah xildhibaanada Koofur Galbeed oo saxaafadda kula hadlay magaalada Baydhabo ayaa ku hanjabay inaysan codeyn doonin doorashada madaxweynaha. Xildhibaan Maxamed Macalin Axmed oo...

Wasaarada Dastuurka Xukuumada Soomaaliya oo ka hadashay faragelin la sheegay in lagu hayo Dastuurka...

Xilli dhawaan ay sheegeen guddiga dib u eegista dastuurka u qaabilsan Baarlamaanka Soomaaliya in holwahaooda ku aadan qabyo tirka dastuurka ay fara gelin kala...

Garsoore katirsan Maxkamada Puntland oo lagu dhaawacay Gobolka Bari

Koox hubeysan ayaa xalay waxaa ay Magalada Boosaaso ee Gobolka Bari ku dhaawaceen  Garsoore ka tirsan Maxkamada Sare ee Maamulka Puntland. Garooraha  la dhaawacay ayaa...

Dowladda Mareykanka oo ka hadashay duqeyn markale ka dhacday Gobolka Mudug

Qoraal ka soo baxay taliska ciidanka Mareykanka Afrika ee AFRICOM ayaa waxaa lagu faah faahiyay duqeyn diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ka geysteen saldhig ururka...

Ciidamo uu hogaaminayo Kornel Caare oo weerar ku qaaday fariisin ay Ciidamada Somaliland ku...

Wararka naga soo gaaraya degaanka Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamo uu hoggaaminaayo Kornel Caare oo dhawaan sheegay in...

Barakac ka bilaawday Deegaano hoostaga Gobolka Shabeelada Hoose

Saacadihii la soo dhaafay  waxaa dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda iyo Al-Shabaab uu ka dhacay deegaanka Jilib Marka oo ka mid ah deeganada hoostaga...

Koox hubeysan oo Magaalada Boosaaso ka abuurtay xiisad amni daro

Wararka naga soo gaaraya Magalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay ku waramayaan in saakay halkaasi lagu dilay mas’uul ka tirsan Shirkad...

Gudiga Doorashada Madaxtinimo ee Maamulka Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqay jadwalka Doorshada

Waxaa xalay lagu dhawaaqay Jadwalka doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed,iyada oo waxka yar todobaad ay ka harsan tahay doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya. Guddiga doorashada Madaxweynaha...

Nabadoon lagu dilay Gobolka Gedo

Al-Shabaab ayaa xalay waxa ay weerareen degmada Bald-Xaawo ee Gobolka Gedo,halkaas oo ay ku sugan yihiin Ciidamada dowladda iyo kuwa Maamulka Jubbaland. Mudo daqiiqado ah...

Latest article

Maxaa isku soo beegay “Hadalkii Omar Filish ee Doorasho 1Q1C” & Hadal jeedinta MW...

Guddoomiyaha goblka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Banaadir uu ka Shaqeyn doono in Magaalada Muqdisho...

Faallo Kooban: Maxaa Laga Filan Karaa Kulanka MW Farmajo iyo Barlamanka berito? Akhriso

Go’anno waa weyn oo dowladeed saameynayana Masiir ummadeed maaha in si fudud lagu qaato ee waa in si aad ah looga fiirsadaa cawaaqibka go’aanka...

Madaxweyne Farmaajo oo berri hortagi doona Baarlabaanka (Sababta?)

Qoraal fartiin ah oo loo soo diray xidhibaanada BJFS oo nuqul ka mid ah soo gaaray xafiiska MOL ayaa lagu wargeliyay xildhibaanada in maalinta...