27 C
Mogadishu
Saturday, July 4, 2020

Shuruudaha wadahadal dhex mara Somalia iyo Somaliland (Faallo)

Wadahadal kasta oo dhexmara laba dhinac ama laba dal sida Somaliland iyo Somalia waa inuu leeyahay shuruudo rasmi ah oo labada dhinacba fuliyaan isla...

Latest article

16,500 Arday oo u fariisatay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullahi Maxamed (Deni) ayaa maanta daah-furay Imtixaanadka Shahaadiga ee maamulkaasi. Puntland ayaa sheegtay in sanadkan ay Imtixaanka u fariisanayaa illaa 16,500...

MW Lafta Gareen oo bedelay laba ka mid ah golihiisa wasiirrada

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa xilkaqadis ku sameyey Wasiirradii Wasaaradaha Warfaafinta iyo Macdanta maamulkaas, isaga oo magacaabay wasiirro...

Warar dheeraad ah oo laga helayo qaraxii saakay ka dhacay Baydhabo

Sida ay sheegayaan warar dheeraad ah oo ka imaanaya magalaada Baydha qarixii saakay ka dhacay magaaladdaas ayaa waxa ka dhashay khasaaraha xoog leh oo...