Madaxweynaha Puntland oo u duulay dalka Shiinaha
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta oo Axad ah waxa ay ka dhoofeen garoonka Diyaaradaha Magaalada Garoowe,iyaga...
Amaro kasoo baxay taliska ciidanka badda oo 30 sano kadib ka dhaqan galay Xamar
Taliska ciidamada badda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay 30 sano kadib soo saaray amarro ka baxsan gudaha ciidamada oo si toos ah taabanaya nolasha...
Soomaaliland oo digniin u dirtay Gudoomiye Cirro (Aqriso)
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa si kulul uga hadlay Eedeymo uu u soo jeediyay...
Kulankii Aqalka sare oo baaqday
Waxaa guud ahaan baaqday kulankii aqalka sare ee maanta kaa oo uu ku hortagi lahaa Wasiirka wasaaradda maalyadda xukuumadda soomaaliya si Su'aalo looga waydiyo...
Shacab dhigay banaanbax ka dhan Dowladda Federaalka
Banaanbaxaan ayaa waxaa Maanta degmada Luuq ee gobolka Gedo ka dhigay qaar kamid ah Shacabka ku nool degmadaasi, iyaga oo uga soo horjeeday xariga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey oo maalintii shalay safar shaqo waddanka kaga ambo-baxay, ayaa maanta gaadhay caasimadda dalka Jamhuuriyadda Gini...
(Daawo) RW/KX oo sheegay in dowladda ay u baahan tahay wakhti kororsi.
RW Ku xigeenka JFS Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta ka dhawaajiyay hadal inta badan shacabka Soomaaliyeed ay shaki ka qabeen kaasoo ah in MW...
Khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay Magaalada Baladweyne (Sawiro)
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxa ka dhacay Magalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan kaas oo inta badan jugtiisa laga maqlay Xaafadaha...
Maxaa kusoo kordhay wafuudii maanta gaartay Garoowe!!
Maanta Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal waxaa tagtay madax kala duwan,kuwaas oo doonaya inay ka qeyb galaan Xaflada Caleemo saarka Madaxweynaha Puntland Siciid...
Baarlamaanka Yurub oo dhawaan qoraal ka soo saari doono Xasuuqii Baydhabo?
Baarlamaanka Yurub oo asbuucaan ka soo noqonayo fasaxii sanadka cusub ayaa lagu wadaa in ay ka doodii doonaan xasuuqii ka dhacay magaalada Baydhabo ee...