Wasiir Fiqi oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Gobolka mudug
Xaaladda deegaanada Bacaadweyne iyo Camaara oo ay dagaallo ka dheceen ayaa degen.
Dagaalkan ayaa dhexeeyey ciidamada dowladda, kuwa Galmudug iyo dadka deegaanka oo isku dhinac...
MW kuxigeenka Jubaland oo ka hadlay dagaalka baladxaawo
Madaxweyne ku xigeenka  dowlad goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa guulo ka sheegtay dagaal  saakay ka socda  ciidamada dowladda ee ay geysay Gedo iyo...
(Deg Deg) Ciidamada Jubbaland oo dagaal kula wareegay magaalada Balad Xaawo
Ciidanka Jubbaland ayaa caawa abaarahii 2:30 la wareegay gacan ku haynta magaalada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo. Dagaal ka dhacay halkaas ayaa CXDS ee...
Maareeyihii hore ee Dekadda Magaalada Kismaayo oo toogasho lagu dilay
Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in toogasho lagu dilay maareeyihii hore ee Dekada Kismaayo, Cawil Cali Barre (Cawil Buluq).
Marxuum Cawil Buluq ayaa...
MW Farmajo Sida Xasan Sheekh uga Jawaab Su’aasha Wiilasha Maqan Halkii aad Geysay
.Hadda ka hor ayaa waxaa muran laga keenay heshiis shaqaalaha ah ee ay dowladda Somaliya la gashay dalka Sucuudiga, kaas oo ujeedadiisu ahayd labadaan...
(Dokumenti) Fahad Yasin oo walaashiis laga dhigay Agaasimaha Ha’adda Batroolka JFS
Waxaa soo baxayo khilaaf xooggan oo ka dhex taagan Wasaaradda Batoolka ee Xukuumadda uu Ra’isul Wasaaraha ka yahay Maxamed Xuseen Rooble kadib markii uu...
Midowga Musharaxiinta oo isaga baxay Muqdisho & Farmaajo oo dardar galiyay qorshahiisa
Dhamaan xubnaha Midowga Musharaxiinta ayaa waxa ay isaga baxeen magalaada Muqdisho iyaga oo haatan ku sugan wadanka dibadiisa, gaar ahaan wadamada dariska la ah...
Itoobiya oo masar ku eedeysay inay xasilooni darro ka abuureyso Soomaaliya
Sida lagu daabacay Wakaaladda wararka Turkiga ee Anadola dowladda Itoobiya ayaa dowladda Masar Waxaa ay ku eedeysay in xailooni darro ay ka buureeyso Soomaaliya.
Sarkaal...
Dowladda Soomaaliya oo Amar dul-dhigtay Hay’adaha ka howlgalla dalka
Wasiir qorsheynta dowladda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa sheegay inay hay’addaha ka shaqeeyaa gudaha dalka ay sanadkii tagay kala hishiiyeen inay isticmaalaan bankiga dalka...
Khilaaf ka dhashay dhaca Kheyraadka dalka (Batroolka) & Farmaajo oo qayb ka ah
Waxaa maalmihii la soo dhaafay ka jiray Wasaaradda Batroolka dagaal u dhaxeeya hogaanka wasaarada, oo ay gadaal ka taagan yihiin Fahad Yasin iyo Cabdiwali...