Keeping Shukri Abdi’s Death In The Headlines Is A Vital Step Towards Justice
Shukri Yayhe-Abdi, a 12-year-old Somali refugee living in Manchester, was found dead on June 28, 2019, after drowning in the River Irwell. The subsequent...
Ilhan Omar Deconstructs the Idea of the American Utopia
“If you are destined to die, it doesn’t matter how far you travel—you will die. Nothing is permanent, and that fact made me really...
Xulka Qaranka Somalia oo 1-0 uga adkaaday Burundi
Cayaartooyda xulka qaranka Soomaaliya ayaa cayaarta hadda soo dhamaatay dhigooda Burundi kaga adkaaday gool iyo waxba , waxaana goolka qeybtii hore ee cayaarta dhaliyay...
Xayiraadii lasaaray Madaxdii hore oo saameeyay Safarkii Khayre ee Baladweyn
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka baaqday safar uu Maanta oo Axad ah uu ku tegi lahaa Magaalada Baladweyne ee xarunta...
Kulanka Kheeyre uu la yeeshay Waare iyo Lafta-gareen Maxaa kasoo baxay ?
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta kula kulmay Garowe Madaxweynayaasha Maamulada Hirshabeelle iyo Koofur Galbeed oo ah kuwo taageersan dowladda dhexe ee Soomaaliya, waxaana sidoo...
Jubbaland oo Wareegto ay soosaartay Xilka ugu qaaday Gudimyihii Degmada Baardheere maxay tahay sababta?
Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa go’aan ku meel gaar ah ka soo saartey Maamulka Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo,iyada oo mas’uuliyinta Maamulka degamda looga yeeray...
Xiisad cusub: Jubbaland oo sheegtay in Gobalka Banaadir uu u ciyaaray Ciyaaryahan Ajnabi ah
Sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Jubbaland waxay dacwo u gudbiyeen xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta oo ku aadan cayaaryahan u dhashay dalka...