28.7 C
Mogadishu
Saturday, March 28, 2020

Gudoomiye Gobolka Sh/Hoose oo laamaha Amaanka faray in ay soo qabtaan kooxihii Dilay Weriye...

Ibraahin Aadan Cali Najax Gudoomiyha Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa uu sheegay in Ciidamada Amaanka Gobolkaa ay ku raad joogaan soo qabashada kooxdii dishay...

Dablay hubaysan oo Afgooye ku dilay Weriye ka tirsanaa Radio kulmiye

Koox bastoolado ku hubeysan ayaa goor dhaw degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose ku dishay Weriye Cabdiweli Cali Online oo ahaa wakiil wareedkii Radio...

Shacabka Reer Somaliland oo wacad ku maray in ay jarjaraan Farmaajo

Iyada oo ay soo baxayaan warar sheegaya in Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaalia Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaaho uu tegayo Magaalda Hargeysa isaga iyo Ra,iisul Wasaaraha...

Warar kala duwan oo ka soo baxaya Qarax ka dhacay duleedka Muqdisho

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Qarax Gaari lagu xiray oo ka dhacay Nawaaxiga Ex Contarool Afgooye ee Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho. Mid kamid...

Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed, waxa uu nagu cadaadinayaa in Madaxweyne Farmaajo uu yimaado Hargeysa”...

  Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ku eedeeyay in uu ku cadaadinayo safar uu Hargeysa ku tago...

Aadan Barre oo Hay’adda Guddiga Macalimiinta Kenya ku eedeeyay Takoor iyo awood sheegasho.

Hogaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale oo la hadlayay Macalimiin howlgab ah oo gaarayay 180 waxa uu ka dalbaday in ay dusha saartaan...

Gudoomiyaha Gobolka Mudug oo ku baaqay Dagaal lala galo DFS

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee dowlad Goboleedka Puntland Axmed Muuse Nuur ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay qorsheyneyso inay Ciidamo farabadan geyso deegaano ka tirsan...

Mus,uul ka tirsanaa Gobolka Banaadir oo lagu helay Al-shabaabnimo oo xukun Ciidan lagu riday

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Soomaalia ayaa waxa ay xukun ku riday Ku Simihii Agaasimaha Shaqadda Gobalka Banaadir, Nuur Cali Axmad (Mahad Alle) waxayna...

gebi ahaan Warshadii Biyaha Zamzam Muqdisho oo bururtay ka dib dab qabsaday dhismeheeda

Waxaa Warar kala duwan ay ka soo baxayaan Bad xoogan oo Xalay ka kacay Warshad Biyaha lagu sifeeyo oo ku taala halka loo yaqaan...

Xulista Xildhibaanada Maamulka Konfur Galbeed oo bilaabatay

Guddiga Madaxa banaan ee soo xulista Baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa waxaa ay bilaabeen kulmao ay uga arinsanayaan howlahoodii ku saabsanaa...

Latest article

Tirada dadka u dhintay COVID-19 oo korotay

Tirada dadka u dhintay iyo kuwa uu soo ritay cudurka Corona ayaa korortay caalamka, sida ay warisay jaamacadda Johns Hopkins. Warbixinta ka soo baxday Johns...

MW Muuse Biixi oo Bank Aduunka usheegtay Deenta Somalia lagu leeyahay aynan quseenin Somaliland

Madaxweynaha Somaliland Biixi Cabdi iyo Guddoomiyeyaasha xisbiyada WADDANI iyo UCID, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) iyo Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa si wada-jir ah u sharraxay...

(Deg Deg) Ilaalada Senator Dhagdheer oo dilay wiil aad looga yaqaan magaalada Dhuusamareeb

Wiil dhalinyaro oo lagu magacaabo Shaafici Xaaji Diiriye ayaa goor dhow lagu dilay magaalada Dhuusamareeb, waxaana dilka ka dambeeyay Ilaalada Senator Dhagdheer oo ka...