28.7 C
Mogadishu
Saturday, March 28, 2020

Faah-faahino kala duwan oo ka soo baxaya Gudoomiye Waaxeed Gaalkacyo lagu dilay

Waxaa warar kala duwan ay ka soo baxayaan Gudoomiye Waaxeed Xalay la gau Dilay Woqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug waxaan uu Gudoomiye ka...

Warar kala duwan oo ka soo baxaya Al-shabaab oo Xalay Weerar ku qaaday Magaalada...

Dagaalamaayl ka tirsan Al-shabaab ayaa waxa Xalay Weerar xoogan ku qadaan fariisin ay Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISON ay ku lahaayeen magaalada Jowhar ee...

Taliyaha Booliska Somaliland oo Shaqada ka Eryay Askari Qof Dumar ah u gacan qaaday

Taliyaha Booliska Somaliland ayaa sheegay in ay Talaabo ay ka qaadeen Sadex alifle Mahad Abdi Osman oo la ruqseeyay maadaama oo uu ruux dumar...

Al-shabaab oo xukun ku fulisay Nin Gabar Kufsi U Geystay

Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa fagaaro ku yaalla degmada Saakoow ee gobolka Jubbada dhexe waxaa ay xukun kula fuliyeen Nin lagu helay inuu fal kufsi ah...

DFS oo Ciidamo gaynayasa Degmada Buur-dhuubo ee Gobolka Geda iyo Xiisad Dagaal oo taagan

Dowladda Federaalka Soomaalia ayaa waxa ay Ciidamo aad u farabadan gaynaysaa Degmada Buur-dhuubo ee Gobolka Gedo waxaana Ciidama laga qaadayaa Degmada Beled-Xaawo ee Gobolka...

Kooxo hubaysan oo Askari ka tirsan Ciidanka Booliska Soomalia ku dilay Magaalada Muqdisho

Kooxo hubaysan ayaa waxa ay Askari ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaalia ku Dileen Isgooska Baar ayaan ee Magaalada Muqdisho waxaana goobta isaga cararay dablaydii...

Booqashada Farmaajo Ee Somaliland oo Riyo Maalmeed Lagu Sheegay

Liibaan Yuusuf Cusmaan Wasiir ku xigeenka Arrimaha dibadda Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay Wararka ku aadan in Madaxweyne Farmaajo uu booqan doono Magaalada Hargeysa. Waxaa...

Kooxo hubaysan oo Dil iyo dhac G/ SH/Dhxe ugu gaystay Gaari ay Dad Shacab...

Waxaa ay ku soo waranmyaan Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Shabeellaha Dhexe in kooxo hubaysan ay Dil iyo dhac u gaysteen Gaari ay saarnaayeen...

Madaxweynaha Galmudug ee garabka Ahlu Sunna oo Digniin Cusub u diray Dowladda soomaaliya

Madaxweynaha Galmudug Garabka Ahlu Sunna Sh Shakir oo ugu yeeray DFS. Dowlad Goboleedyada Beesha caalamka in ladhiso gole loo dhanyahay oo xil-saaran Federaalnimada. dimuqoraadiyada...

Sarkaal la sheegay Inuu kasoo goostay kana tirsanaa 11 Sano Al-Shabaab oo Lasoo bandhigay

Taliska ciidamada Xoogga ee degmada Xudur ee Caasimada Gobalka Bakool ayaa sheegay inuu isku soo dhiibay Nin magaciisa lagu sheegay Colaad Cabdiraxmaan Xerow oo...

Latest article

Tirada dadka u dhintay COVID-19 oo korotay

Tirada dadka u dhintay iyo kuwa uu soo ritay cudurka Corona ayaa korortay caalamka, sida ay warisay jaamacadda Johns Hopkins. Warbixinta ka soo baxday Johns...

MW Muuse Biixi oo Bank Aduunka usheegtay Deenta Somalia lagu leeyahay aynan quseenin Somaliland

Madaxweynaha Somaliland Biixi Cabdi iyo Guddoomiyeyaasha xisbiyada WADDANI iyo UCID, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) iyo Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa si wada-jir ah u sharraxay...

(Deg Deg) Ilaalada Senator Dhagdheer oo dilay wiil aad looga yaqaan magaalada Dhuusamareeb

Wiil dhalinyaro oo lagu magacaabo Shaafici Xaaji Diiriye ayaa goor dhow lagu dilay magaalada Dhuusamareeb, waxaana dilka ka dambeeyay Ilaalada Senator Dhagdheer oo ka...