27 C
Mogadishu
Saturday, July 4, 2020

US Ambassador to Somalia arrives in Mogadishu

The newly appointed U.S. Ambassador to Somalia Donald Yamamoto has arrived in Mogadishu on Thursday, a week after triple car bombs killed at least 50...

Xeer ilaalinta Sacuudiga oo War Cusub kasoo saartay Dilkii Khashoggi (Akhriso)

Xeer ilaalinta Sacuudiga ayaa war kasoo saartay dilkii saxafiga Sacuudiga ee caanka ahaa Jamal Kashoqgi oo 2-dii Oktoobar lagu dhex dilay Qunsuliyadda Sacuudiga ee...

Dowladda Jabuuti oo si lama filaan ah uga hadashay Xayiraadda laga qaaday Dalka Eritrea

Dowladda Jabuuti ayaa si lama filaan ah usoo dhoweysay go’aanka Golaha Amniga Qaramada Midoobay uu xayiraadaha uga qaadday dalka Eritrea. War murtiyeed ka soo baxay...

“Weerarkii Hotel Saxafi wuxuu ahaa shirqool la doonayey in nalagu dilo..” Waxa yiri…

Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi ayaa shaaciyey in isaga iyo xildhibaanno kale ay degan yihiin Hotelka Saxafi, isla markaasina loo qorsheeyay in lagu dilo iyaga. Xildhibaanka...

Xildhibaan Fiqi”Aniga ayaa la igu qaarajin rabay weerarkii hotel saxafi’!!

Wararka ugu waa weyn waxaa ka mid ah: Xildhibaan ka tirsan DF oo sheegay in Weerarkii Hotel Saxafi uu ahaa Shirqool lagu dili rabay,...

Ra’iisal Wasaare Kheyre Oo Hadyad Qaali Ah Siiyey Safiirkii Hore Ee Turkiga

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kulan sagootin ah Muqdisho kula yeeshay safiirkii Turkiga ee Soomaaliya, Olgan Bakar oo...

Taajirka weyn David Miliband Oo Muqdisho Kula Kulmay R/wasaare Kheyr

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa kula kulmay Maamulaha Guud ee guddiga badbaadada caalamiga ah (IRC), David Miliband, oo...

Qarax Xoogan Oo Ka Dhacay Muqdisho,Waxyeelo Xoog Leh Oo Ka Dhalatay

Wararka ayaa sheegaya in Qarax Xoogan oo ka dhacay Wadada Maka Al Mukarama Ee Muqdisho. Qaraxa ayaa lagu beegsaday Ciidamo katirsan Dawlada Soomaaliya oo watay...

Madaxweyne Axmed Madoobe Oo Shirkii Wasiirada Jubbaland Uga Waramay Xaaladihii Udambeeyey Dalka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shir gudoomiyay kulanka caadiga ah ee golaha wasiirada Jubbaland. Ugu horayn Madaxweynaha ayaa ka warbixiyay xaaladahii...

Toogasho Galabta Ka Dhacday Muqdisho,Nin Ushaqeenayey Shirkada Hormuud Oo La Dilay

Wararka ka imaanaya Degmada Heliwaa Ee Magaalada Muqdisho lagu dilay Nin la sheegay inuu dadka deegaanka kamid ahaa. Waxaa Marxuumka la dilay lagu magacaabi jiray...

Latest article

Dowladda Somalia Oo Hawada Ka Celisay Diyaarad Ka Degi Laheyd Hargeysa

Warar la helayo ayaa sheegaya in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay Hawada ka celisay Diyaarad siday qaad badan oo Maanta doonaysay in ay ka degto...

WHO Oo War Kasoo Saartay Dib U Furista Duullimaadyada Somalia

Ha’yadda Caafimaadka Adduunk (WHO) ayaa ugu baaqday Dowladaha Afrika inay taxaddar dheeraad ah muujiyaan xilli Dalal kala duwan oo ka tirsan Qaaraadda ay dib...

16,500 Arday oo u fariisatay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullahi Maxamed (Deni) ayaa maanta daah-furay Imtixaanadka Shahaadiga ee maamulkaasi. Puntland ayaa sheegtay in sanadkan ay Imtixaanka u fariisanayaa illaa 16,500...