Caruur iyo Haween ku nool degaanka Ceel Dhaarir oo ku sumoobay caano ay cabeen

Reading Time: < 1 minute

Wararaka ka imaanaya degaanka Ceel Dhaariri  ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in Ugu yaraan 45 qof ayaa ku sumoobay ka dib markii ay caabeen caano sumeysay.

Dadkan ku sumoobay caanaha ayaa isugujiray Haween iyo Caruur ,waxaana kamid ah dadkan laba haween ah oo xaamilo ah. Ilaa iyo hadda lama xaqiijin in ay jiraan dad ku dhintay dhacdadan. Dadkii ku sumoobay caanaha waxaa la geeyay Isbitaalka degmada Carmo.