Cartan Iley oo gacan-yare u ahaa Koba-kutukade oo lagu dilay howlgalkii Xalay

Reading Time: < 1 minute
Howlgal gaar ah oo Ciidanka Xoogga Dalka  (GorGor) iyo kuwa dib u xoreeynta Deegaanka ay ka sameeyeen deegaanada Ceel Qansax & Ceel Huyun oo ka tirsan gobolka Galgaduud ayaa la sheegayaa in lagu dilay  Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Al Shabaab.
Horjooge Cartan Ileey oo ahaa  hogaanka Al Shabaab ee Gacan-yaraha hogaamiye  Koba-kutukade ayaa lagu dilay howlgalkii ciidanka halkaa ka fuliyeen habeenkii xalay ahayaa.
sidoo kale Ciidanku waxaa ay burburiyeen Saldhigyadii Kooxda Khawaarijta ee
Waraka ay tabinayaa warbaahinta ciidanka ayaa sheegaya in sidoo kale horjooge Daahir Calasoow oo ahaa nin dhibaato xoogan ku hayay dad deeganka ee degan  Gobolada Galgaduud iyo Sh/dhexe ayaa sidoo kale lagu dhaawacay howlgalkaan gaarka ah.