Camey oo ka horyimid magacaabista Gudiga Khilaafaadka iyo Farmaajo oo lug ku leh

Reading Time: < 1 minute

Madaxwayne ku xigeenka Puntland ayaa magacaabay Gudiga xalinta khilaafka Barlamaanka Puntland oo ku sababeeyey  in ay ku kaliftay la tashila’aanta Madaxwaynaha Cabdiwali Gaas iyo ku xadgudubka habraaca soo xulista gudiga ee Madaxwayne Gaas sameeyey isagoo sheegay in dhamaan gudiyadii kan ka horeyey ay ahaayeen kuwo laysku waafaqsanyahay.

Talaabada uu qaaday Cameey ayaa waxa la rumeysan yahay in ay laga soo abaabulay Villa Soomaaliya oo uu qayb ka Madaxweyne Famaajo

Halkan ka aqriso koraalka Madaxweyne Ku xigeenka soo saaray:

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!