Cali Guudlaawe oo culays lagu saaray inuu soo saaro liiska xubnaha Aqalka Sare

Reading Time: < 1 minute

Culays badan oo la saaray ka dib, Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa la filayaa in saacadaha soo socda uu soo saaro liiska u tartamaya xubnaha aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Dhanka kale  kulamo aan loo kala kicin uu madaxweyne Cali Guudlaawe uu ka waday tan iyo markii uu gaaray magaalada Jowhar. Musharixiin aad u fara badan ayaa gaaray saacidihii ugu dambeeyay magaalada Jowhar, kuwaasi oo doonayo in ay u tartamayaan senatorada aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!