Cadaado “Kheyre wuu na qayaanay, wase ka shalaayn doonaa” (Daawo Video)

Reading Time: < 1 minute

Waxaa maanta ka dhacay degaanada Cadaado  iyo Magaaalada Muqadisho shirar iyo kulamo gaar ah oo looga hadlayay qayaanadii uu Xasan Kheyre ku sameeyay shacabka ku dhaqan Galmudug.

Shacabka ayaa aad ula yaabay sida uu degaan kastaa oo uu tago uu been ugu sheegayo. Mid ka mida odoyaasha dhaqanka degaanka Cadaado ayaa yiri “..waxa naga yaabiyay beeenta iyo hishood la’aanta ninkaa lagu magacaabo Kheyre… qof mas’uul ah oo ayba ku jirto dareen dadnimo kuma kaceeyn waxa uu ku kacay Kheyre”.

Halkaan ka daawo hadaladii ka soo yeeray waxgaradka Cadaado: