Cabdiraxmaan Cabdishakuur ”Madaxa Xukuumada haka daayo faragelinta uu ku hayo Baarlamaanka Soomaaliyeed tani waa mid faxshir ku ah Kheeyre”

Reading Time: < 1 minute

Wuxuu ka digay Qorshe uu sheegay inay Dowladda wado oo ah dalka laga hirgeliyo Hoggaamin kaligii talis ah.

Cabdiraxmaan ayaa Dowladda Federaalka ku eedeeyey inay ka faa’ideysaneyso Shacabka Soomaaliyeed oo uu ku sheegay inay yihiin kuwa daalan.

qoraalka cc shakuur oo soo saaray hoos ka aqriso.

arrintani ayaa kusoo beegmeysa xili buuq iyo fadeexad ay ka dhex jirto golaha shacabka taasi oo loo aaneynayo in r/wasaare kheeyre xukuumadiisa ay afduubatay baarlamaanka soomaaliya.