Cabdi Wali Muudeey oo Bilaabaya Foodo Hor Leh Iyo Shaqo Joojin oo uu ku Sameeyay Xoghayaha Guud ee Barlamanka Federalka Soomaaliya

Reading Time: < 1 minute

C/weli Sheekh Ibraahim Muudey Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka ayaa maanta Shaqo joojin KMG ah ku sameeyay Xoghayaha guud ee BFS C/kariin Xaaji Cabdi Buux.

Wareegta uu soo saaray Guddoomiye Muudey ayaa lagu sheegay in si KMG shaqadii looga joojiyay Xoghaye Buux waxana waregtada ku xusan in so fara galiyay Xisada siyaasadeed ee taagan.,

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!