Xildhibaan Hore Cabdi Barre Jabriil ayaa waxaa uu ka hadlay warqad shalay kasoo baxday xafiiska Xoghaayaha joogtada ah ee golaha shacabka Cabdikariin buux,waxaana uu sheegay in aysan sharci aheeyn.
Siyaasigu waxaa uu xusay in gudoomiyaha shacabka wax uusan ogeeyn aan laga hadli karin islamarkaana aanu jirin,sharci arintaasi fasaxaayo.
Mooshinka laga gudbiyay Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa uu wali horyaalaa golaha shacabka waloow ay socdaan dadaalo lagu burburinaayo oo lagasoo abaabulaayo villa soomaaliya