Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lafilayaa inuu si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu ahay musharax u taagan xilka madaxtinimada Puntland ee doorashada 2019.
Magaalada Garoowe ayaa lafiyaa in madaxweyne Gaas xaflad ballaaran ku qabsado Maanta oo ah 12-ka bisha 12aad isla markaana uu si rasmi ah ugu dhawaaqo musharaxnimadiisa oo muddooyinkii ugu dambeeyey aad loo hadal hayey.
Munaasabadda ayaa lafayaa inay ka qaybgaalaan xubno katirsan saraakiisha madaxtooyada, siyaasiyiin, dhalinyaro, haween iyo taageerayaashiisa ku sugan magaalada Garoowe.