C/wali Gaas oo Ka Nixiyay Kooxda Qiyaano Qaran Iyo dalaaliinta Qatar Ee Villa Soomaaliya!!

Reading Time: < 1 minute

Madaxweynaha puntland cabdi wali maxamed cali gaas oo mudo afar malmood ah dalka imaaraadka carabta safar ugu mqanaa ayaa ku soo laabtay caasimada ganacsiga puntland ee bosaaso .

Gaas ayaa sheegay in safarkii uu ku tagay dalka imaaraadka carabta uu si guul ah ku soo dhamaaday ayna jiro heshiiyo cusub oo dhanka bilicda magaalooyinka uu la soo galay shirkado laga leeyahay imaaraadka carabta 

C/wali Maxamed Cali gaas,Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaana u muuqday mid kusii adkeeysanaayo Go’aankiisa ah in uu lasii shaqeeyo Dowlada Imaaraat-ka Carabta.

hadalka uu Maanta Warbaahinta siiyay Madaxweyne Gaas ayaa waxaa niyad jab weeyn ku Noqonayaa Kooxda Qiyaano qaran Ee Dalaalka u ah Qatar islamarkaana ku sugan Villa Soomaaliya