(Dhageyso) C/llaahi Maxamed: Guddiga maaliyadda lama kala diri karo

Reading Time: < 1 minute

Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Soomaali Cabdiweli Ibraahim Muude ayaa qoraal uu soo saaray manata ku sheegay in la kala diray Guddigii Malaiyadda ee baarlaamka Soomalaiya.

Guddiga ayaa dhowaan soo jeediyey eedo la xiriira maamul xumo dhinaca maaliyadda ah oo ka dhacday wasaaradda maaliyadda iyo gobolka Banaadir, eedahaas oo ay beeniyeen wasiirka wasaaradda maaliyadda iyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Xoghayaha Guddiga Maaliyadda Cabdullaahi Maxamed Nuur aya wareysi siiyay VOA sheegay in ay sharci darro tahay warqadda uu soo saaray Gud. KX koowaad Muudeey.

[su_audio url=”https://av.voanews.com/clips/VSO/2018/11/28/631c061f-942d-44f0-8b3d-3a6949358395_32k.mp3″]