C/kariin Qalbi Dhagax oo Lagusoo dhaweeyay Magaalada Gaalkacyo qeeybta Galmudug(SAWIRO)

Reading Time: < 1 minute

Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo ka mid ah Xubnaha Sar sare ee Ururka ONLF ayaa Gaaray Mgaaalada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug halkaasi oo si weeyn loogu soo dhaweeyay.

Qalbi Dhagax ayaa hadda ku sugan Magaalada Gaalkacyo qeeybta Mamaulka Glamudug  waxaana uu sheegay inuu dhawaan booqan doono deegaano Hoos-taga Galmudug

Magaalada Gaalkacyo ayaa aheed halkii laga  soo qabtay kolkii loo gacan-gelinaayay Dowladda Itoobiya taasi oo ay masuuliyadeeda laheed Dowlada Federaalka ah Ee Soomaaliya

C/kariin Qalbi-dhagax ayaa waxaa dowladda Itoobiya ku wareejiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaddib markii laga soo qabtay Magaalada Gaalkacyo, waxaana xabsiga kasii daayay Ra’iisul Wasaaraha   dalka Itoobiya, Abiy Ahemd, oo uu sheegay inuu aad ugu mahad-celinayo.