Bulshada Rayidka oo ka soo horjeesatay habraaca Doorashada ay soo saareen DG

Reading Time: < 1 minute

War qoraal ah oo ka soo baxay Ururada Bulshada rayidka ah ayaa waxaa looga hadlay warmurtiyeedkii dhawaan ay soo saareen madaxda Soomaalida. Qoraalka ururada bulshada rayidka ayaa lagu sheegay in ay walaac xoogan ay ka muujinayaan sida loo soo saaray habraaca doorashada golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya

Bulshada Rayidka, ayaa sheegay in lagu xadgudbayo xuquuqda Muwaadiniinta Soomaaliyeed. Talaabada ay qaadeen Ururada Bulshada Rayidka ayaa noqon doonta mid culays dheeraad ah saarta madaxda dowlad goboleedyada iyo RW Rooble.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!