Beesha Jiido oo sheegtay in ay ka Baxeeyso Maamulka K/galbeed (VIDEO)

Madaxweynaha Maamulka K/galbeed Soomaaliya Cabdi casiis Lafta-gareen waxaa uu dhawaan soo magacaabay wasiiro ka mid ahaanaya Xukumadiisa kuwaasi oo saami qeeybsigooda si aad ah loo dhaliilaayay.

Odayaasha dhaqanka,waxgaradka iyo siyaasiinta Beesha Jiido oo kulan yeeshay ayaa waxaa ay sheegeen in xaqiraad ka tirsanayaan Madaxweyne Lafta-gareen kaasi oo aan maamulkiisa kusoo diren.

Waxaa ay sheegeen in ay degaan degmooyin badan oo dhaca Deegaanada Maamulkaasi k/galbeed islamarkaana ayna suuragal aheeyn in la qadiyo.

ugu dambeeyn waxaa ay odayaashu carabka ku dhufteen in ay Maamulka K/galbeed ka baxayaan hadii aan lagu qancin mudo kooban oo aan cabashadooda lagasoo jawaabin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here