Beesha Habar-Gidir oo Si Weeyn South Africa Ugusoo dhaweeysay C/raxmaan C/shakuur Iyo Lacag Fara-badan oo uu Ku Bixiyay Qaban-qaabadda!!!

Reading Time: 2 minutes

Waxaa dhawan soo dhaweeyn dalka South Africa loogu sameeyay Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame iyadoo soo dhaweeyntaasi ay isugu so baxeyn Beesha Siyaasigu ka dhashay ee Habar Gidir.

Beesha Habr Gidir oo uu kaso jeedo C/raxmaan C/shakuur aya isugu soo baxay so dhaweynta iyo Xaflada uu ku qabsaday Dalka South Africa iyadoo sidoo kale lagusoo daray dad yar oo kale.

Ganacsatada Beesha Hawiye ayaa Soo dhaweeyay  basas waa weyn  ayaana Gobolada Dalka South Africa looga kala keenay Dadka ka qeyb galayay Xafladaasi.

C/raxmaan C/shakuur aya dhaqaalo badan ku bixiyay Xafladaasi iyo soo dhaweyntiisa iyado lacagta Xafladaasi lagu bixiyay ay gaareyso 50,000 oo doolar si Xafladaasi ay ugu qabsoonto.

Xafladaasi aya loogaga Gol laha loguna jabinayayna Shirkii uu dhawaan ku qabsan rabay Dalka Kenya oo Dowlada Kenya ay ka Ceyrisay ayaa lagu bahdilaayay beesha Daarood oo kenya ku xoogan

Qarashaadka ku baxay Xafladaasi ee Gaareysay 50,000 oo doolar aya qeyb ka aheyd Lacag 270,000 oo doolar oo Kheeyre Meg-dhaw ahaan u siiyay Cc shakuur,kadib Shaqaalihii kaga Geeriyoday Weerar Ciidanka Nisa ay ku qadeyn Hoygiisa.

Waxaa wax lala yaabo ah in Dhiigii Askartii Lagu laayay Weerarkii Gurigiisa ka dhacay Lagu Bedeshay Xaflado Iyo Damaashaad Waxeeynta tani muujineeysaa Daneeyn La’aanta Dalka Iyo dadka